Alljubba.com                                                                              Bogga Shaqaalaha Alljubba.com

latest News in Somalia                                                  Home English contact us                             

 

Home
Wararka
Diinta
Maqaalada        

Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.com
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net Laasqoray.net
Luuliyo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Bogga Shaqaalaha Alljubba.com

Magaca-Deeqo Yusuf Shire (SONNA)

Dagan: USA
Heerka waxbarashad: Qaadatay tabaro saxaafadeed Dugsi Sarre kadib.
Xiliga saxaafada ku soo biirtay.  2001 da

Danaysa: Isbadalada Siyaasada iyo arrimaha bulshada

Ku xeel dheer: Koonfurta Soomaaliya

 

Saanadku markuu ahaa 2001, ayay deeqa biowday hawlaha saxaafada,waxa ayna shaqadii ugu horaysay ee ay biloowdo ahaa wargays la magacbaxay Caawiyaha nolosha,oo ka soo bixi jiray caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kana faaloon jiray arimaha bulshada.

Waxay deeqo la shaqeysay mudadii saxaafada idaacado badan oo ka hawlgala Soomaaliya oo ay kamid yihiin:

 

  1. Horn Akrik - Muqdisho iyo Kismaayo

  2. Radio Juba - Kismaayo

  3. SBC - Bosaaso

  4. radio Jawhar - Jawhar

  5. Sagal Radio - Atlanta USA

 

Deeqo waxay kaloo la shaqeysay Shabakado Soomaaliyeed oo Caan ah sida

 

  1. Hornafrik

  2. Gedonet

  3. Luuliyo

  4. Sagal

 

Deeqo waxay wax ka aas aastay xubin fir-fircoona ka tahay ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed. waxay kaloo Deeqo qaadatay tababaro aqoon kororsii oo ay qaar ti sooh u fuliyeed idaacada BBC da ee boqortooyada ingiriiska.Deeqo waxay ku lug leedahay arrimo samafal oo ka riglay gobolada jubooyinka waana qof ku wajahan horumarka iyo samaha ummada Soomaaliyeed.

Telka:- 16144760942, U S A
deeqoyusuf@hotmail.com
deeqoshire@yahoo.com
 

Magaca: Sahro Cabdi Axmedn "Sahruuja"
Waxbarashada:
Dugsi Sare , Tababaro saxaafadeed
Goorta ay ku soo
biiray Saxaafadda:- 2003

dagan: Kismayo Sooomaaliya

ku xeel dheer: Amuuurta koonfurta Soomaaliya

 

 

Sanadku markii uu ahaa 2003 ayey Wariye Sahro Cabdi Axmed ka mid noqotay wariyayaasha Dalka Soomaaliya,waxaan xilligaasi ay howshaasi ka bilowday Gobolka Jubbada Hoose oo ah halka ay iminkaba warbaahinta Soomaaliya iyo mida dibadaba uga soo waranto.

 

Sahra waxay la shaqeysy  idaacado dibada iyo gudahaba ka hawlgala oo ay kamid yihiin

 

  1. BBC laanta afka Soomaaliga - London UK

  2. Jubba FM - Kismaayo

  3. Hornafrik - Kismaayo

  4. Radio Gaalkacyo

  5. Voice of America - Washington USA

 

waxay Sahra u tabisaa wararka koonfurta soomaaliya shirkado warbaahin oo caalimi ayna kamid yihiin AFP, AP, VOA iyo Routers.

Saharo waxay samaysay horumar dhanka saxaafadaa oo la taaban karo muda yar, waxayna qaadatay tababaro badan oo caalami ah ayna qaarkood fuliysay idaacada BBC ee Boqortooyada ingriiska.

 

Emailka :- sahroaxmed@hotmail.com
Mobile:- 25-21-595337
Kismanyo,Somalia

 

Magaca: Ahmed Mohamed Aden (Axmed Timo Jilic)
Waxbarashada: Dhaqaalaha (kuliyadii Gahayr)

Daneeya: Arrimaha bulshada

Ah: Macalin iyo Suxufi

Khibrad u leh: mashaariicda Samafalka Soomaaliya

 

Axmed tacliintii dugsiga sare kadib waxaa uu la shaqo bilaabay barnaamijkii Gurmadka Mashaariicda horumarinta qaranka. kadib waxaa uu ahaa mudo labo sanaa macalin dhiga dugsiga dhexe ee degmada Luuq.

 

Axmed waxaa uu mudo ku jiray hawlaha samafalka ee baahida weyn loo qabay mudadii dagaalka sokeeye wuxuuna la soo shaqeeyay haydo ay kamid yihiin: ICRC, CRS (Catholic Releif Services), IRC (International Rescue Committee), iyo ACF( Action Contre La faim. Wuxuu kaloo la shaqeeyay hayado mxali ah oo ay kamid yihiin ACA (Agriculture Consultant Association), Action Againest Hunger,

Dhanka saxaafada waxaa uu la saqeeyay shirkado badan oo ay kamid ahaayeen;

 

  1. OSCO news - Belgium

  2. Wargayska Saguuni - Kismaayo (Tifaftire)

 

Wuxuu xubin hawl wadeen ka noqday ururka suxufiyiinta ee gobolada Jubooyiunka ( JIJA), iyo xiriirka hayda samafalka jubooyinka (JOINT). Axmed waxaa uu qaatay tababaro saxaafeed oo heer caalami ah.


Ahmed Mohamed Aden (Ahmed Timajilic)
Tel: 00 252 1 581385 (Mobile), 00 252 3 493993 (Guriga)
Email: ahmedtimajilic@hotmail.com
Email: ahmedtimajilic@yahoo.com
Email: luuq@luuq.com

 

Magaca: Abdiweli ibrahim aden "Garyare"
Waxbarashada:
Dugsi Sare
 

Khibrad u leh: Maamulka iyo isku duba ridka

 

lasocday: isbdaladii Siyaasada ee Soomaaliya

 

 

Abdiwali waxaa uu ugu horey ahaa qore la shaqeeyay wargaysyo maxali ah oo ku wahlanaa arrimaha bulshada iyo siyaasada waxaana uu ku guulaysatay inuu ka qeyb qaato noocayda kale ee warbaahinta soomaaliya asagoo  lasoo shaqeeyay kuwo ay kamid yihiin

 

  1. Wargayskii  Caalami Press.

  2. Wargayskii  "Dunida Times"

  3.  Idaacadda iyo Television-ka Caalamiga ah ee " STN-TV"

  4.  "Radio Marka" Shabeeda Hoose

  5.  Radio STN Boosaaso"

 

Cabdi wali waxaa uu kororsaday khibrad aad u weyn mudadii uu ku dhex jiray warbaahinta Soomaaliyeed ee uu siyaabaha kala duwan uga soo shaqeeyay, wuxuuna soo noqday qore, wariye maamule iyo tabo bare intaba.

 

E-Mail-lada :- garyare20@hotmail.com garyare@msn.com Garyare20@yahoo.com

Mobile:- 00254-722671446
Nairobi,Kenya
 

Adoo mahadsan Waxii Talo Iyo Tusaale ah Noogu Soo Dir. Email.Alljubbalandnews@hotmail.com

 

 

 

 

Copyright © 2006Alljubbaland.com All rights reversed. Email.Alljubbalandnews@hotmail.com