World News

UK oo ku Baqday in loo istaago Badbaadinta Malaayiin Ruux oo udhimanaya Gaajo iyo Cuduro.

Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ah Priti Patel ayaa maanta ku baaqday dadaal cusub oo dheeri oo wadajir ah si looga hortago in malaayiin qof u dhintaan

Continue Reading »

Qeybta World News

Magaalo Mucjiso ah oo Dadka ku nool Kaliya ay Soomaan Saddex Saacadood Bisha Ramadaan!!

Saacadaha dunida laga soomo Bishan Barakaysan ee Ramadaan waa ay kala duwan tahay waxaanay ku xiran tahay juquraafi ahaan dalka uu dal kastaa ku dhaco

Continue Reading »

World News Archives

Muwaadiniin American ah oo la helay Maydadkooda Kadib Markii ….
- Jun 18, 2017
Todobo badmaaxayaal Mareykan ah oo sarnaa markab dagaal oo uu leeyahay Mareykanka, muddo laba maalmood na la la’aa ayaa la helay iyagoo meyd ah, ka dib markii markabkoodu uu ku ...
Ma Hub ka dhigis baa Muqdisho ka socta Mise Hub ka dhicis?
- Jun 17, 2017
Qormo; WQ; Sharmake Abukar Amin Dunida Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya ma ahan meesha ugu horeysay ee laga Sameeyo howlgal xasilin ama hub dhigis ama xakameen balse waxaa ii muuqata kala ...
Xiisadda Udhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea oo Cirka isku sii Shareertay.
- Jun 17, 2017
Dowladda Jabuuti ayaa ku eedeeysay dalka ay deriska yihiin ee Eritrea in ay ciidamo geysay xadka ay ku muransanyihiin labada dal. Wasiirka arimaha dibadda Djibouti, Maxamuud Cali Yuusuf,ayaa sheegay in ciidamada ...
Shil Markab oo ka dhacay Xeebaha Japan “Markab Dagaal ayaa ku dhacay Markab Xamuul”
- Jun 17, 2017
Todobo kamid ah ciidamada badda ee Mareykanka oo sarnaa Markab dagaal oo la yirahdo USS Fitzgeralds ayaa la la’yahay kaddib markii markab ay sarnayeen uu ku dhacay Markab kale oo ...
Golaha Amaanka oo ku Baaqay in Degdeg looga Jawaabo Weeraradii Posh iyo Pizza.
- Jun 16, 2017
Golaha amaanka Qaramada Midoobe ayaa ka hadlay weerarkii habeenkii Khamiista soo galeysay Alshabaab ay ku qaadeyn maqaayadaha Posh Treats iyo Pizza House oo ay ku dhinteyn ku dhawaad 20 ruux ...
Gen.Gabre oo xilkii uu ka hayay IGAD Laga qaaday.
- Jun 16, 2017
Wararka laga helay madaxda Urur Gobolkeedka IGAD ayaa sheegaya in Jeneraalka muranka badan ka taagnaa ee Itoobiyaanka Gen. Gabre laga qaaday xilkii. Gen. Gabre ayaa la sheegay in laga qaaday xilkii ...
Sucuudiga: “Waan ka xunnahay weerarkii Pizza, waana caawin doonaa Ciidanka Somalida”.
- Jun 16, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dibadda boqortooyada Sacuudi Carabi ayaa cambaareysay weerarkii ismiidaaminta ahaa oo ururka Al-shabaab ay ku qaadeen maqaayada Pizza House oo ku taalla degmada Hodan. Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibadda ...
Madaxwaynaha Turkiga oo DFS ugu baaqay in ay ku adkaysato Go’aaka ay ka qaadatay Muranka Khaliijka.
- Jun 15, 2017
Madaxwenaha Turkiga  Recep Tayyip Erdogan ayaa masuuliyiinta dowladda federaalka Soomaliya ku bogadiyey mooqifkii ay ka qaateyn qilaafka  U dhaxeeyo wadamada Gacanka Carbeed . madaxweyne Erdogan ayaa go”aan geesinimo ah ku tilmaamey ...

« Previous PageNext Page »