World News

Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.

Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku yaala magaaladda Mosul. Masaajidkan ayaa lagu magacaabaa Al-Nuri waxaana sidoo kale

Continue Reading »

Qeybta World News

Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.

Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ee ay dad ajnabi ah ku noolaadaan, waxayna kaalintaasi kala wareegtay

Continue Reading »

World News Archives

Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen Amiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mohammed Bin Salman iyo Amiirkii hore ee Boqorooada Mohammed bin Nayef. Munaasabada ...
Yurub oo Tahriibayashaa Hub kula Dagaalami Doonto.
- Jun 22, 2017
Wasiirada Difaaca qaar kamid ah wadamada ku midoobey Ururka Midowga yurub ayaa sheegay in ay diirada saari doonaan sidii ay ku joojin lahaayeen qaxootiga kusoo qul qulaayo wadamadooda, waxay doontaba ...
Boqorka Sucuudiga oo Eryay Dhaxal Sugihii, Wiilkiisana umagacaabay Dhaxal Suge.
- Jun 21, 2017
Boqorka sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka boqortooyada, isagoo wiilkiisa, Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay ninka dhaxli doona boqornimada. Ninkii dhaxalka boqortooyada lahaa, amiir Maxamed Bin ...
TOP NEWS: Turkiga oo Ciidamo Badan Geeyay Magaalada Doha ee Caasimadda Dalka Qatar.
- Jun 19, 2017
Wasiirka difaaca dowladda Qatar ayaa shaaciyay in ciidamadii ugu horeeyay ee ka socda dowladda Turkiga ay soo gaareen magaalladda Doha ee caasimada dalka Qatar, si ay uga qeyb-qaataan dhoola tus ...
War Deg-Deg: Askar Badan oo Geeriyootay Kadib Markii ay La Qaraxday Miino.
- Jun 19, 2017
Sida ay xaqiijiyeen ilaha Ammaanka dalka Thailand ugu yaraan 6 askari ayaa dhimatay tiro kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii ay la qaraxday Miino lagu Aasay Wadada Dhinaceeda. Sarkaal Sare ...
Akhriso+Sawiro:-Masaajidyo Magac Iyo Maqaam Ku Leh Qalbiga Muslimiinta
- Jun 19, 2017
Dunidaan Daafaheyda waxaa ku yaallo Masaajidyo Magac iyo maqaam sare ku leh Qalbiga Muslimiinta, in aan baranaana sida ay u kala weyn yihiiin waa wax inoo muhiim ah hadaynu nahay ...
Mombasa: Alshabaab Doonayay Fulinta Weeraro Xilliga Ciida oo Xabsiga dhigay.
- Jun 19, 2017
Booliiska magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa xiay afar qof oo looga shakiyay in ay katirsan yihiin Xarakada Al shabaab kuwaa oo qorsheynay in ay weeraro ka fuliyaan inta lagu ...
Faahfaahin+Sawiro: Weerarkii Xalay Mar kale ka dhacay Magaalada London
- Jun 19, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar Jiirsiin ah oo xalay ka dhacay Magaalada London. Nin ayaa dhintay siddeed kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii gaari la dulmariyay dad ...

Next Page »