War On Terror

Dhageyso:: Maamulka Puntland oo sheegtay in Dileen 25 askari oo ka tirsan allshabaab

Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal ka dhacay aagga Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari in Xarakada Al-shabaab loogu dilay in ka badan 25-askari oo ay

Continue Reading »

Qeybta War On Terror

Dhageyso Kheyre: oo baaq u diray ciidamada Xasilinta Caasimada

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo la hadlayay Ciidamo uu kula afuray Muqdisho  ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in iyadoo

Continue Reading »

War On Terror Archives

Ciidanka dowladda Soomaaliya oo Howlgalo Ka wado Jowhar
- Jun 11, 2017
Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo saakay waxa ay ka wadaan degmada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Howlgalka ayaa ciidanka dowladda waxa ay ku sheegeen in ay ku baadi goobayaan dadka amni ...
Dil Ka Dhacay magaalada muqdisho saaka
- Jun 11, 2017
Kooxo hubeysan ayaa Goor dhow Afaafta Hore ee Suuqa Beerta degmada Waaberi ku dilay nin Ganacasade ah oo Magaciisa lagu soo gaabiyay Sheekh Maxamed. Sida ay alljubbaland u xaqiijiyeen dadka degaanka ...
Wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalka Libya oo xabsiga laga siidaayay
- Jun 11, 2017
Wiil uu dhalay  hogaamiyihii hore ee dalka Libya Saif al-Islam Qadaafi ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla Koonfurta Liibiya Sida ay shaacisay koox ka mid ah kuwa ka dagaalama ...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Gudoomiyeyaal Xilal Laga Qaaday
- Jun 11, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa xarunta Madaxtooyadda xalay kula kulmay Gudoomiyeyaashii degmooyinka gobolka Banaadir ee dhawaan dowladda Soomaaliya ay xilalka ka qaaday sabab la’aan. Madaxweynaha ayaa Gudoomiyeyaasha u sheegay ...
Duqey Ka Dhacday Shabeelaha Hoose
- Jun 11, 2017
Diyaarado dagaal oo duqeeyay Shabeelaha Hoose Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Diyaarado dagaal ay Xalay Saq-dhexe Duqeymo  la beegsadeen degaanka Tooratoorow. Duqeynta ayaa aheyd Mid xooggan.Degaanka Tooratoorow ...
‘Al-Shabaab’ militants raid AP camp in Arabia, Kenya
- Feb 2, 2017
Unknown number of police officers were killed when suspected Al-Shabaab militants attacked an Administration Police camp in Mandera. The Thursday 1.25am raid happened at the camp in Arabia. Speaking to Nation.co.ke on ...
Kenya: 38 university students injured in attack scare.
- Mar 27, 2016
NAIROBI, Kenya — At least 38 university students were injured Friday near Nairobi after they mistook screams from a fellow student for signs of an extremist attack, a police official ...
UN envoy decries use of child soldiers by Somali militants.
- Mar 27, 2016
MOGADISHU -- The UN top envoy for Somalia has decried the use of child soldiers by the Islamist Al-Shabaab militant in their attacks in the Horn of Africa nation. In a ...

Next Page »