Top News

Maamulka Galmudug oo gacanta ku soo dhigay Shan nin oo kufsaday Gabar yar iyo Muran ka taagan weli

Taliyaha qeybta Booliska maamulka Galmudug ee gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali (Gadaar), ayaa sheegay in ciidamadda Booliiska ay gacanta kusoo dhigeen shan nin

Continue Reading »

Qeybta Top News

DHAGEYSO:- Diyaaradaha Kenya oo lagu eedeeyay Duqeymo ay la beegsadaan Shacabka Gedo

Sahal Macallin Aadan Guddoomiye ku xigeenka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay Ciidanka Kenya ee ku sugan Gobolka Gedo in duqeymahooda ay la

Continue Reading »

Top News Archives

DHAGEYSO:- Gabar Biriq ay ku dishay Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo dad kale oo dhaawacmay
- Apr 29, 2017
Deegaanka Xaaji Cali oo qiyaas ahaan 20 Km  u jira Degmada Cadalle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe aaya waxaa ku dhintay Gabar 12 Jir ah oo la sheegay in iyadoo La ...
DHAGEYSO:- Qaban qaabadii ugu dambeysay Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado ka socota
- Apr 29, 2017
Xildhibaan Cabdiqani Aadan Gargaar oo ka tirsan Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa uu sheegay in Magaalada Cadaado ay ka socoto qaban qaabadii ugu dambeysay ee Doorashadaasi. Waxa uu sheegay Xildhibaanka ...
Arrin aan Wanaagsaneyn oo laga soo sheegayo Degmada Afgooye iyo Wiil Dhalinyaro ah oo..
- Apr 29, 2017
Wararka naga soo gaarayo Tuulladda Cumar Beere oo 7 KM dhanka Galbeed kaga toosan Degmadda Afgooye, ayaa waxay sheegayaan inuu halkaasi ka da’ay Roob mahiigaan ah oo ay ku doogsadeen ...
DHAGEYSO:- Musharax Axmed Shariif oo Siyaasiyiin Waa Weyn ay Ololaha la wadaan iyo Rajadiisa oo la..
- Apr 29, 2017
Musharax Axmed Shariif oo ka mid ah Musharaxiinta u tartameysa Xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa kulan gaar ah la qaatay Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ka soo jeeda Galmudug. Siyaasiyiinta uu la kulmay waxaa ...
DHAGEYSO:- Xildhibaan Maxamuud “ Amaanka Xildhibaanada Madaxweynaha ayaa Dayacay, Sidaan kuma dooranay balanteena ma oofin”..
- Apr 29, 2017
Xildhibaan Maxamuud Abukaato oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, sidoo kalena xalay ka badbaaday qarax miino oo lagula eegtay wadada taleex ee Degmada Hodan, ayaa weerar afka ah wuxuu ku qaaday ...
WAR DEG DEG AH:- Arrin Naxdin leh oo lagu arkay Wadada Maka Al Mukarama ee Muqdisho
- Apr 29, 2017
Waddada Maka Al-Mukarrama ayaa xiran kaddib markii gaari laga shakiyay lagu arkay Waddadaas,gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoysyada Shaqaalaha iyo Taleex. Ciidamada Booliska ayaa lagu wargeliyay Gaarigaas oo muddo labo maalmood ...
DHAGEYSO:- Maamulka Degmada Boondheere oo soo saaray go’aano Culus
- Apr 29, 2017
Guddoomiyaha degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir Qaasim Dheere ayaa sheegay in guryo badan ay ku burbureen roobabkii Xooganaa ee ka da’ay Muqdisho. Waxa uu sheegay in in ka badan 10 guri ...
DHAGEYSO:- Dowladda Itoobiya oo 18 Baabuur ku Wareejisay DFS iyo qorshaha ka dambeeya oo la ogaaday
- Apr 29, 2017
Dowladda Itoobiya ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku Wareejisay 18 baabuur oo raashiin ah. Raashiinkaan ayaa waxaa loogu tala galay in loogu gurmado dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay saameeyeen ee ...

Next Page »