Interviews

DHAGEYSO:- Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Markab Siday Shixnad Hub Ah Oo Lagu Qabtay Kismaayo.

Markabkan oo urarnaa ganacsato Soomaaliyeed ayaa markii laga dejiyay bagaashkii ganacsatada Soomaaliyeed la arkay inuu wado rar kale oo laga shakiyay aadna loo soo qariyay.Shaqaalihii

Continue Reading »

Qeybta Interviews

DHAGEYSO; Gudoomiye kuxigeenka ganacsiga degmada baladxaawo oo ka hadlayomaciishada degmadaasi.

Gudoomiye ku xigeenka ganacsiga degmada baladxaawo ee gobolka gedo CABDI XUSEEN [JOOKE] ayaa ka warbixiyey maciishadaha kala duwan ee degmadaasi  waxana gudoomiye ku xigeenku sheegey

Continue Reading »

Interviews Archives

DHAGEYSO WAREYSI:- Mooshin loo gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka iyo ku dhawaad 100 Xildhibaan oo Saxiixay
- Apr 30, 2016
Waxaa Maanta gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loo gudbiyay Mooshin ay ku dalbanaya in lagu soo daro Baarlamaanka Cusub lagu soo daro beelaha aan Xubin Xildhibaanimo  ku lahayn Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. ku ...
DAAWO: Wasiirul Dowlaha Wasaarada Gaashidhiga Oo Booqday Dugsiga 43-aad Ee Ciidamada Xooga Dalka Ee Magaalada Kismaayo.
- Apr 28, 2016
Wasiirul Dowlaha Wasaarada Gaashidhigga Maxamed Cali Xagaa ayaa waxa uu booqday Dugsiga 43-aad Ee tababarka Ciidamada Xooga Dalka Ee Magaalada Kismaayo. Wasiirl Dowlaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku weheliyay saraakiil ka tirsan ...
DAAWO:Siyaasiyiinta Beesha Sade Iyo Dowladda Kenya Oo Shir Uga Furmay Magaalada Nairobi.
- Apr 25, 2016
DAAWO: Siyaasiyiinta Beesha Sade Iyo Dowladda Kenya Oo Shir Uga Furmay Magaalada Nairobi.
DAAWO: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Kismaayo Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Gen. Fartaag Oo Soo Dhaweeyay.
- Apr 13, 2016
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Madoobe ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib markii uu magaalada Muqdisho uga qayb galay shirkii madasha wadatashiga qaran oo looga hadlayay sida loo ...
TOP NEWS + DAAWO:- Ciidamadi Fariisimaha Kulahaa Degaanka Sabca Asharaaf Oo Magaalada Kismaayo Lagu Soo Dhaweeyay.
- Apr 12, 2016
Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamadii Dowladda Soomaaliya ee ku sugnaa deegaanka Sabca Asharaaf in ay soo gaareen magaalada Kismaayo. Warkan ayaa intaasi waxa ...
TOOS U DAAWO:- Shacabka Magaalada Kismaayo Oo Soo Dhaweeyay Shirka Madaxda Ee Magaalada Muqdisho.
- Apr 11, 2016
TOOS U DAAWO:- Shacabka Magaalada Kismaayo Oo Soo Dhaweeyay Shirka Madaxda Ee Magaalada Muqdisho.
DAAWO: Xildhibaanada Maamulka Galguduud Sare Oo Maanta Lagu Dhaariyay Magaalada Caabudwaaq.
- Apr 8, 2016
Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ee xarunta Maamulka Galguduud sare ayaa waxa ay sheegayaan in maanta hoolka shirarka maamulkaas lagu dhaariyay Xildhibaanada Maamulka Galguduud Sare. Warkan ayaa intaasi waxa uu ...
TOOS U DAAWO: Kulankii Maanta Looga Hadlayay Midnimada Beesha Sade Iyo Sidii Loo Taageeri Lahaa Heshiiski Jubbaland Ee Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.
- Mar 27, 2016
TOOS U DAAWO: Kulankii Maanta Looga Hadlayay Midnimada Beesha Sade Iyo Sidii Loo Taageeri Lahaa Heshiiski Jubbaland Ee Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.

Next Page »