Articles

Xiisadda Udhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea oo Cirka isku sii Shareertay.

Dowladda Jabuuti ayaa ku eedeeysay dalka ay deriska yihiin ee Eritrea in ay ciidamo geysay xadka ay ku muransanyihiin labada dal. Wasiirka arimaha dibadda Djibouti,

Continue Reading »

Qeybta Articles

Siilaanyo oo looga Yeeray Dubai + Go’aankii ka dhanka ahaa Qatar oo la Xoojinayo iyo Arimo kale.

Maxadweynaha Soomaaliland mudane Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta  ka Dhoofay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargaysa kuwaasi oo ku wajahan Dalka

Continue Reading »

Articles Archives

Gen.Gabre oo xilkii uu ka hayay IGAD Laga qaaday.
- Jun 16, 2017
Wararka laga helay madaxda Urur Gobolkeedka IGAD ayaa sheegaya in Jeneraalka muranka badan ka taagnaa ee Itoobiyaanka Gen. Gabre laga qaaday xilkii. Gen. Gabre ayaa la sheegay in laga qaaday xilkii ...
Dowladda Turkiga oo si Kulul ucambaareysay Weeraradii ka Dhacay Muqdisho.
- Jun 15, 2017
Afayeen u hadlay Dowladda Turkiga ayaa cambaareeyay weerarkii xalay lagu qaaday Maqaaadaha Pizza House iyo posh Treats oo ay ku dhinteen tirro ka badan 20 qof ku dhawaad 40 qof ...
Dhagayso: DFS “Weerarkii Pizza House waxaa ku dhimatay 18 Qof, Dhaawacana waa 19”.
- Jun 15, 2017
Laamaha ammaanka Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii Koox ka tirsanaa Shabaab xalay fiidkii ay ku qaadeen Hotelka Pizza House oo ku yaal Degmada ...
Dhagayso: Madaxwayne Farmaajo “Dadkii Xalay dhintay Waa Shuhudo waayo Bil Ramadaan ayaa la dilay”
- Jun 15, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si kulul uga hadlayay weerarkii xalay Al-Shabaab ay ku qaadeen maqaaxida Pizza House oo ku taalla degmada Hodan. Madaxweyne Farmaajo ayaa u ...
Dhagayso: R/Wasaare Khayre oo si Kulul uga Hadlay Weerarkii lagu qaaday Maqaayadaha kuyaal Muqdisho.
- Jun 15, 2017
Ra’iisul Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay Qarax Xoogan oo caawa ka dhacay Hotelka Posh iyo Weerarka tooska ah ee hada socdo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in uu aad ...
SONNA oo soo Bandhigtay Sawiro Dheeraad ah oo ku saabsan Weerarkii Pizza House.
- Jun 15, 2017
Sawirro dheeraad ah ayaa laga soo qaaday weerarkii Ururka Al Shabaab ay ku qaadeen Maqaaxida Pizza House oo ku taalla degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan meel ku dhow ...
Digreeto: Puntland oo Markii ugu Horreysay Gudoomiye Umagacaawday Degmo lagu Muransan yahay.
- Jun 14, 2017
Madaxweynaha Maamulka Puntland C-wali Maxamed Cali Gaas ayaa Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa ku magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Taleex ee Gobalka Sool. Degmada Taleex ee Gobalka Sool ayaa waxaa gacanta ...
Somalida Xajka looma Ogolaan doono Hadii aysan DFS xiriirka ujarin Qatar.
- Jun 14, 2017
Jariidada Lemond ee kasoo baxda dalka Faransiiska ayaa daabacday iyadoo ay si socoto isku day lagu balaarinayo go’doominta dalka Qatar,Sacuudiga ayaa bilaabay cadaadis xoogan uu saarayo tiro kamid ah dowladaha ...

« Previous PageNext Page »