Articles

Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.

Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ee ay dad ajnabi ah ku noolaadaan, waxayna kaalintaasi kala wareegtay

Continue Reading »

Qeybta Articles

XOG: Dowladda Qatar oo Somalia ubalan Qaaday Lacag udhigta Tii Dowladda Sucuudiga.

Dowlada Sacuudiga ayaa culeys ba’an ku heysa dowlada Somalia oo dhawaan ku dhawaaqday inaysan qeyb ka aheyn xiisada ka dhex aloosan Qadar iyo Sacuudiga. Dowlada Somalia ayaa

Continue Reading »

Articles Archives

Sawiro:-Faaduma Dayib Oo Maanta Xil Sare Looga Magacaabay Qaramada Midoobay
- Jun 19, 2017
Faaduma Dayib ayaa waxaa maanta  loo magacaabay madaxa hay’adda Haweenka Q/Midoobay ee Soomaaliya iyadoo Wakiil u noqon doonta Qaramada Midoobay Magacaabistaas kadib ayaa waxa ay Kulan Maanta Muqdisho kula qaadatay madaxweynaha ...
Akhriso+Sawiro:-Masaajidyo Magac Iyo Maqaam Ku Leh Qalbiga Muslimiinta
- Jun 19, 2017
Dunidaan Daafaheyda waxaa ku yaallo Masaajidyo Magac iyo maqaam sare ku leh Qalbiga Muslimiinta, in aan baranaana sida ay u kala weyn yihiiin waa wax inoo muhiim ah hadaynu nahay ...
Wareegto: Caasimadda KMG ah ee Galmudug oo laga Dhigay Cadaado.
- Jun 19, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa Caasimadda KMG ah ee Galmudug u magacaabay  in ay noqoto Cadaado.  
Akhriso+Sawiro: Ninkii Dilay Marxuum EX-Wasiir Siraaji oo Maanta lagu Xukumay Dil Tooogasho.
- Jun 19, 2017
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo heystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Cabaas C/laahi Sh. Siraaji oo ahaa wasiiirkii howlaha guud iyo dib ...
Fowzia Yuusuf Xaaji Aadan oo sheegtay in Saacad Waliba loo soo Diro Fariimo Hanjabaad ah.
- Jun 18, 2017
Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, marna noqotay wasiirka arrimaha dibadda Somaliya, dhalasho ahaana ka soo jeeda Somaliland, ayaa sheegtay in dhaqanku yahay caqabada ugu adag ee ...
Magaalo Mucjiso ah oo Dadka ku nool Kaliya ay Soomaan Saddex Saacadood Bisha Ramadaan!!
- Jun 18, 2017
Saacadaha dunida laga soomo Bishan Barakaysan ee Ramadaan waa ay kala duwan tahay waxaanay ku xiran tahay juquraafi ahaan dalka uu dal kastaa ku dhaco iyo wakhtiga ay keento kala ...
TOP NEWS: Farmaajo “Suurta-gal Ma ahan in La Simo Awooda Dowladda iyo Maamulada Gobaleedyada”
- Jun 18, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo) ayaa Sheegay inay Muhiim tahay in la kala Saaro awooda Dowlada Federaal-ka iyo Dowlada Gobaleedyada si loo helo awood Dowlada dhexe Xooga ...
Ma Hub ka dhigis baa Muqdisho ka socta Mise Hub ka dhicis?
- Jun 17, 2017
Qormo; WQ; Sharmake Abukar Amin Dunida Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya ma ahan meesha ugu horeysay ee laga Sameeyo howlgal xasilin ama hub dhigis ama xakameen balse waxaa ii muuqata kala ...

Next Page »