Sawiro: Wasiir Eelaay “Waa in Deg-Deg Maxkamad loosoo Taagaa Kuwii Dilay …”.

Kusimaha Madaxweynah Maamul  Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Waziirka Hub ka dhigista iyo Dhaqan celinta tababarada maleeshiyadka Maamul  Goboleedka Koonfur Galbeed xasan xuseen maxamed Xasan “eelaay” ayaa waxaa uu maanata xafiiska madaxweynaha kula Kulmey qaar ka mid masuuliyiinta maxakamada iyo Gaashaanlayaal, kuwaas uu si deg deg ah ugu Amrey in ay Sharciga soo istaajiyaan Ragii Dhawaan Ciidamada boolika kgs gacanata ku soo dhigeen oo ay ka dambeeyeen dilkii odeygii dhawaan lagu diley magalada Baydhabo xili uu tukaneyey Salada tarawixida.

Waxaa dhawaanahaan Magaalada Baydhabo ka dhacaayey dilal qorsheeesan oo qaarkood lala beegsanaayey ergadii soo xushay Xubnaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA:

 

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...