SAWIRO: Gudoomiyaashii Hore ee G.Banaadir oo Casuumaad ufidiyay Gudoomiyaasha Cusub.

Guddoomiyaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ee dhowaan xilka mar qura laga qaaday qaaday tallaabo aan hore loo arag.

Guddoomiyeyaashkii hore ee G/Banaadir waxay xalay Afur u sameeyay Guddoomiyaasha Cusub ee Gobolka Banaadir iyagoo ku casuumay casho sharaf ay ka wada qeyb galeen.

Ujeedada casuummadda ay guddoomiyeyaashii hore ee G/Banaadir ugu fidiyeen saaxiibadood xilka ugu danbeeyay ayaa lagu sheegay wax ka bedelka dhaqanka Siyaasadeedka Soomaaliya oo aanay hore u dhicin in mas’uuliyiin xilalka laga qaaday ay haddana marti qaadaan madaxda xilka kala wareegay.

Waxaa casho sharafka goobjoog ka ahaa qaar ka mida madaxda Maamulka Gobolka Banaadir sida guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo madax kale.

HALKAAN KA ARAG SAWIRADA:

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...