Dhagayso: Madaxwayne Farmaajo oo la hadlay Mucaaradka Dowladiisa “Waan ucaqli celinaynaa kuwaasi”.

Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dadka mucaaradka ku ah dawladiisa asagoona fariin adag u diray.

Farmaajo ayaa sheegay in aysan xumayn in dawladiisa la mucaarado asagoona sheegay in loo baahan yahay in dawlada lasiiyo fursad ay wax ku qabato.

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO:

Dawlada uu hogaaminayo madaxwayne maxamed cabdilaahi farmaajo ayaa haatan wada dadaalo xoogan oo ay kusoo celinayso nidaamkii dawladnimo ee dalka waxayna dawladu baryihii dambe la kulmaysay dhaliilo kaga imaanayay dadka aan la dhacsanayn habka ay haatan dawladu wax u wado

 

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...