Siilaanyo oo looga Yeeray Dubai + Go’aankii ka dhanka ahaa Qatar oo la Xoojinayo iyo Arimo kale.

Maxadweynaha Soomaaliland mudane Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta  ka Dhoofay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargaysa kuwaasi oo ku wajahan Dalka Imaaraadka Carabta oo ka mid ah Wadamada Khilaafka Xoogan uu kala Dhexeeyo Dalka Qatar.

Wafdiga Madaxweyne Siilaanyo oo iskugu jira Xubnaha Golaha Xukumada iyo Golaha Wakiilada Shacabka ayaa gaaray Magaalada abu-dubia Dalka Imaaraadka Carabta ka Dib Markii ay Casuumaad ka Heleen Dowlada Imaaraadka oo u yeertay Madaxweynaha Soomaaliland.

Madaxweynaha Soomaaliland iyo Dowladda Imaaraadka ayaa ka Wada Hadlaya Xoojinta Xiriirka Soomaaliland iyo Imaaraadka Carabta iyo  in Soomaaliland ay Xoojiso Go”aankii ay Xiriirka ugu jartay Dalka Qatar.

Warar ayaa intaa ku Sii darayaa in Madaxweyne  Siilaanyo iyo Imaaraadka ay ka Wada Hadli Doonaan Sidii Hawada Soomaaliland looga Mamnuuci lahaa Diyaarada Dalka Qatar Adeegsada Hawada Waqooyiga Soomaaliya iyo Dardar galinta Saldhiga Militariga Imaaraadka Carabta ee Magaalada Barbera Kuwaas oo muhiim u ah Dhaq-dhaqaaqa Xulufada Cusub ee ka soo horjeeda Dalka Qatar islamarkaana uu Hogaaminayo Dalka Sucuudi Carabiya.

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...