Xildhibaanadii dhawaan ku shiray Kenya oo Maanta cadeynaya mowqifkooda.sababta

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Muqdisho uu shir Jaraa’id War-Baahinta ugu qabto gudoomiyaha madasha (Horusocod) oo ay dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somaaliya si KMG, ah ugu doorteen in uu u noqdo gudoomiye.

Xildhibaano ku dhow boqol oo ku shiray Magaalada Nairobi ayaa waxay gudoomiye si KMG, ah ugu doorteen Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiidig,iyagoo sheegy in ay yihiin Xildhgibaano doonaya’Horusocod’.

Xog ay heshay shabakada alljubbaland.com-ayaa sheegeysa in Gudoomiye(Xidig)  la filayo in Maanta shirkiisa Jaraa’id in uu ku faah faahiyo sababta loo aas aasay Madsha(Horusocod) oo dadka qaar u arkaan in ay tahay mid lagu mucaaradayo Madaxda ugu sareysa dowladd Somaaliya sida Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre

 

Wixii ka soo baxa shirka Jaraa’id kala socda alljubbaland.com

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Dhagayso: Jubbaland oo Kordhnaysa Howlgalada Mudda lagu Jira Bisha Ramadaan + Digniin loo Jeediyay Makhaayadaha.
- May 26, 2017
Maamulka Jubbaland oo ka mid ah Maamulada dalka ka jir ayaa waxa uu sheegay ...
Dhagayso: Taliska Ciidanka XDS oo DFS ka Dalbaday in lasoo saaro Sharci Ogolaanaya in Meel Waliba lagu Toogto Burcadda.
- May 26, 2017
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka ...
Dhagayso: Eng.Yariisow “Markii ay Arkeen in DFS ay ka Go’an tahay Ciribtirkooda ayay Bilaabeen Weeraro Naf la Caaranimo ah”.
- May 26, 2017
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojisay weerarka ka dhanka ah ...
Daawo Sawiro laga Soo Qaaday Markii Xabsiga laga sii Daayay Wariye Cabdimaalik Coldoon.
- May 26, 2017
Madaxaweynaha Maamulka Somaliland ayaa cafis Madaxweyne u fidiyya Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhoor ...
Dhagayso: Dowladda Mareekanka oo Malaayiin Dollar ku Bixinaysa Taakulaynta Abaaraha ee Afar Wadan oo ay Somalia ku jirto.
- May 26, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa maanta waxa ay ku dhawaaqday 329 Million oo Dollar in ay ...
Jubbaland “DFS Ma Ogolo in si Siman loo Qaybsado Khaydraadka Dalka”.
- May 26, 2017
Golaha Xukuumadda Jubbaland ayaa sheegay in dawlada Federaalka Soomaaliya aysandiyaar u ahayn in la ...
Faahfaahin: Haweeney Ganacsato ah oo Xalay lagu Muqdisho.
- May 26, 2017
Haweeney la sheegay iney ganacsato aheyd ayaa Habeenkii Xalay lagu dilay xaafadda Sey-biyaano oo ...