Xiisad U Dhaxaysa Malayshiyaad Kasoo Kala Jeeda Galmudug Iyo Puntland Oo Ka Taagan Bariga Gobalka Mudug

Wararka naga soo gaaraya deegaanka sarjimaale ee bariga magaalada gaalkacyo ayaa kusoo waramaya in halkaasi laga dareemayo xiisad u dhaxaysa malayshiyaad xoola dhaqataa oo kasoo kala jeeda galmudug iyo puntland.

Xiisadaan ayaa salka ku haysa sida ay dadka deegaanku alljubbaland u sheegeen geel ay kala dheceen labada dhinac taasi oo keentay in gacan ka hadal uu dhexmaro labada malayshiyo dadna ay ku dhaawacmeen.

Bariga gobalka mudug ayaa marar badan waxaa kusoo noq noqday xiisadaha aan dhamaadka lahayn ee u dhaxaeeya xoola dhaqatada reer galmudug iyo kuwa puntland oo inta badan isku haysta dhul daaqsimeed iyo xoolo la kala dhacay mana jirto cid ilaa iyo haatan arinkaasi xal waara ka gaadhay

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Dhagayso: Jubbaland oo Kordhnaysa Howlgalada Mudda lagu Jira Bisha Ramadaan + Digniin loo Jeediyay Makhaayadaha.
- May 26, 2017
Maamulka Jubbaland oo ka mid ah Maamulada dalka ka jir ayaa waxa uu sheegay ...
Dhagayso: Taliska Ciidanka XDS oo DFS ka Dalbaday in lasoo saaro Sharci Ogolaanaya in Meel Waliba lagu Toogto Burcadda.
- May 26, 2017
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka ...
Dhagayso: Eng.Yariisow “Markii ay Arkeen in DFS ay ka Go’an tahay Ciribtirkooda ayay Bilaabeen Weeraro Naf la Caaranimo ah”.
- May 26, 2017
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojisay weerarka ka dhanka ah ...
Daawo Sawiro laga Soo Qaaday Markii Xabsiga laga sii Daayay Wariye Cabdimaalik Coldoon.
- May 26, 2017
Madaxaweynaha Maamulka Somaliland ayaa cafis Madaxweyne u fidiyya Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhoor ...
Dhagayso: Dowladda Mareekanka oo Malaayiin Dollar ku Bixinaysa Taakulaynta Abaaraha ee Afar Wadan oo ay Somalia ku jirto.
- May 26, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa maanta waxa ay ku dhawaaqday 329 Million oo Dollar in ay ...
Jubbaland “DFS Ma Ogolo in si Siman loo Qaybsado Khaydraadka Dalka”.
- May 26, 2017
Golaha Xukuumadda Jubbaland ayaa sheegay in dawlada Federaalka Soomaaliya aysandiyaar u ahayn in la ...
Faahfaahin: Haweeney Ganacsato ah oo Xalay lagu Muqdisho.
- May 26, 2017
Haweeney la sheegay iney ganacsato aheyd ayaa Habeenkii Xalay lagu dilay xaafadda Sey-biyaano oo ...