Askar Kenyaan ah oo ku Hanjabtay in ay ku Biirayaan Alshabaab + Sababta.

Labo Qof oo kamid ah ciidamada difaaca dowladda Kenya oo uu tababar ugu  socday Mweiga stadium   ee magaalada Nyeri  ayaa xabsiga la dhigay kadib markii ay ku dhaceen imtixaan caafimaad oo laga qaaday kuwaa oo ku hanjabay in ay ku biiri doonaan xarakada al shabaab.

Ciidamada Police-ka dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay markii ay soo ifbaxday hanjabaadooda ku aadan ku biirista xarakada al shabaab taa oo ka dambeesay imtixaan laga qaaday oo ay ku dhaceen intii tabo bar-ka ay ku guda jireen.

Mid kamid ah taliyaasha ciidamada oo la kulmay labadaan tabarka uu u socday ayaa sheegay in uu arkay waraaqahooda imtixaanka balse ay ku dhaceen isagoo tilmaamay in aynan u qalmin kamid noqoshada ciidanka difaaca dowlada Kenya.

Askartan keynatiga ah ayaa u sheegay qaar  katirsan saraakiisha KDF-ta dowladda Kenya in ay kamid noqon doonaan xarakada al shabaab oo fadhigoodu yahay dalka Soomaaliya iyagoo sheegay in ay kacabanayaan in la dafiray kamid noqoshada ciidamada militriga dowladda Kenya.

Waxaa la arkayay saraakiil kenyati ah oo la hadlaya labadan askar ee kenyatiga ah si ay ugu baaqsadaan ku biirista xarakada al shabaab laakiin sheegay in ay door bidayaan ku biirista xarakada al shabaab.

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...