Al-shabaab oo Labo Nin Gacanta uga jaray Gobolka Bakool

Wararka ka imaanaya Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Al-shabaab Fagaare ku yaalla Degmada Tiyeeglow ay Gacmaha uga jareen Labo Nin oo ka mid ahaa dadka Degaanka.

Labada Nin ee Shabaabku ay Gacmaha ka jareen ayaa lagu kala Magacaabaa Aadan Muxamed Nuur oo 42 Sano jir ah  iyo Isxaaq Aadan Xasan oo 23 jir ah ,waxaana ay ku Eedeeyeen in ay  jabsaday dukaan ku yaala Tiyeeglow kana baxsaday lacag dhan Labo iyo Toban Milinyan oo Shilin Somali ah.

Goobta ay Gacmaha uga jareen Labada Nin Al-shabaab ayaa waxaa ku sugnaa dadweyne ay ka soo Aruuriyeen Degmada Tiyeeglow si ay Goobjoog uga noqdaan.

Al-shabaab ayaa Dhowr Jeer falalka Nuucaan oo kale ah ka fuliyay Goobaha ay Maamulaan ee ka mida Gobolada dalkeena Soomaaliya.

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...