Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Kooxaha Computerada udhaca

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay Weerarada dhinaca Internetka ee lagu qaaday in ka badan 150 dal ay ku jiraan dowladaha dariska la ah Soomaaliya.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadka uga digtay qatarta Weerarada Internetka iyo Viruska lagu waxyeeleenayo Cumputerada ee Caalamka kusii baahaya.

Weerada dhinaca Internetka ee ku baahay dunida ayaa noqonaya kii ugu saameynta badnaa, waxaana Kooxaha burcada Intertnetka ee ka dambeeya weeraradan la sheegay in dadka weediisanayaan in ay bixiyaan lacago madax furasho ah.

Warka kasoo baxay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wadamada uu saameeyay Weerarkan ay ku jiraan qaar kamid ah Wadamada dariska la ah Soomaaliya sida dalka Kenya.

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga digtay shacabka Soomaaliyeed in ay digtoonaadaan qatarta ka imaan karta Weerarada dhinaca Internetka ee lagu waxyee;leenayo Cumputerada.

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...