Aqalka dowladda Hoose ee Xamar oo lagu xusay 15-ka May+Sawirro

Munaasabad ballaaran oo lagu weyneynayay maalinta dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed iyo xuska ururkii gobonnimo doonkii Soomaliyeed ee SYL, taas oo ay ka qeyb-galaan  madaxweynaha Jaamhuuriyadda Soomaliya iyo madax kale, ayaa xalay ka dhacday aqalka dowladda ee Hoose ee Xamar.

Munaasadda xuska 74-guuradii ka soo wareegatay markii la aas-aasay ururkii dhallinyarada ee SYL sannadkii 1943, oo ahaa dhallinyaradii Soomaaliyeed ee bilowdey halgalkii gobonnimo doonka Soomaaliyeed oo markii dambe dalka looga xoreeyey heeryadii gumeysteyaashii dalka ku sugnaa, ayaa la weyneynayaa, waxaana joogta masuuliyiin uu ugu  sareeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaaliya, Mudane  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya iyo madax kale.

Munaasabadda waxaa kaalimo sugaaneed oo ka hadlaya muhiimadda xuska 15-ka May oo ah maalin Qaran kusoo bandhigay  Hobolada Danan ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya.

 

Halkaan Ka Daawo sawirada

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...