Akhriso:-Qodobada u Hirgalay Madaxweyne Farmaajo 100 Maalin Kkadib

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo xalay ka hadlayay waxqabadkiisa 100-kii maalin aynu soo dhaafnay tan iyo markii uu xilka la wareegay ayaa sheegay in dowladiisa ay wax badan ku guuleystay in la hirgaliyo.

Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu xusayay 15-ka maalinta dhalinyaradda Soomaliyeed oo ka dhacday Xarunta Dowladda Hoose ayaa sheegay in wax badan lagu guuleystay wax kalana ay harsan yihiin.

Madaxweynaha ayaa sheegay in mudadii uu xilka hayay uu ku guuleystay in wax laga qabto qodobada kala ah.

1-Mushaarkii la siin jirey Ciidamaada Dowlada Soomaliya iyo shaqaalaha Dowladda Soomaliya, 2-in lasoo celiyay karaamadii iyo sharafkii meel walbo la ina leeyahay waa idinla qaadanay, 3– in la keenay wasiiro shaqada ku carbisan aqoonteedana leh, 4– iyo  in la bilaabay bilownay wadashaqeyn, Hay’adaha ah sida World Bank iyo IMF oo hada aan kawada hadlayno in deymaha nalaga cafiyo.

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Dhagayso: Jubbaland oo Kordhnaysa Howlgalada Mudda lagu Jira Bisha Ramadaan + Digniin loo Jeediyay Makhaayadaha.
- May 26, 2017
Maamulka Jubbaland oo ka mid ah Maamulada dalka ka jir ayaa waxa uu sheegay ...
Dhagayso: Taliska Ciidanka XDS oo DFS ka Dalbaday in lasoo saaro Sharci Ogolaanaya in Meel Waliba lagu Toogto Burcadda.
- May 26, 2017
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka ...
Dhagayso: Eng.Yariisow “Markii ay Arkeen in DFS ay ka Go’an tahay Ciribtirkooda ayay Bilaabeen Weeraro Naf la Caaranimo ah”.
- May 26, 2017
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojisay weerarka ka dhanka ah ...
Daawo Sawiro laga Soo Qaaday Markii Xabsiga laga sii Daayay Wariye Cabdimaalik Coldoon.
- May 26, 2017
Madaxaweynaha Maamulka Somaliland ayaa cafis Madaxweyne u fidiyya Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhoor ...
Dhagayso: Dowladda Mareekanka oo Malaayiin Dollar ku Bixinaysa Taakulaynta Abaaraha ee Afar Wadan oo ay Somalia ku jirto.
- May 26, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa maanta waxa ay ku dhawaaqday 329 Million oo Dollar in ay ...
Jubbaland “DFS Ma Ogolo in si Siman loo Qaybsado Khaydraadka Dalka”.
- May 26, 2017
Golaha Xukuumadda Jubbaland ayaa sheegay in dawlada Federaalka Soomaaliya aysandiyaar u ahayn in la ...
Faahfaahin: Haweeney Ganacsato ah oo Xalay lagu Muqdisho.
- May 26, 2017
Haweeney la sheegay iney ganacsato aheyd ayaa Habeenkii Xalay lagu dilay xaafadda Sey-biyaano oo ...