Dhageyso:+sawiro:Xaaf oo muqdiso soo gaaray

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ” Xaaf” ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ka dib markii uu dhawaan ka qeyb galay Shirkii ka dhacay Magaalada London ee Caasimadda Uk.

Madaxweynaha ayaa sheegay in balanqaadyo badan loo sameeyay Soomaaliya Shirkii ka dhacay Magaalada London ,islamarkaana uu rajeynaayo in ay dhaqan galaan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in uu kulamo kala duwan uu la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada reer Galmudug ee ku sugan Magaalada London.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May, wuxuuna xusay taariikhda dhallinyaradi Soomaaliyeed ee aas aastay ururkii SYL  oo uu tilmaamay in ay nooga tageen dhaxal aan duugoobeeynin.

Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa la doortay Saddexdii Bishaan , waxaana shirkii ugu horreeyay oo Caalami ah uu uga qeyb galay magaalada London, kaasoo looga hadlaayay Arimaha Soomaaliya.

 

 

Halkaan ka Dhageyso codKa

 

 

Daawo sawiro

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...