Dhagayso: Alshabaab oo War kasoo Saartay Shirkii ka Dhacay Magaalada London.

Xilli Dhawaan Magalada London lagu Soo gaban Gabeyay Shir Caalami ah oo looga Hadlayay arimaha Soomaliya isla Markana Shirkaasi ay soo Qaban Qaabisay Dowlada ingiriiska  ayna Ka Soo Qayb Galeen Beesha Calamka Wadamo  ka Socda aya Markii ugu Horeysay Markii uu Shirkaasi soo Dhamaday Waxa ka Hadlay Ururka Al-Shabaab

Mauuliyin ka Tirsna Ururka Al-Shabaab aya Qabtay Kulan shirkaasi london logu Jawaabayo Dadkii ka Soo Qayb galay iyo Sidoo kale Dowladihii shirkaasi Horkacayay Waxana Kooxda Shabaab ay shegeen in shirkaasi somaliya lagu Kala Qaybsaday

Cumar Xayaaka llaah loo ka Tirsan Al-shabab kana Mid aha Sarakiisha Kooxdaasi  oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney ka digtoonaadaan dhagaraha Beesha Caalamka  ay kasoo saareen shirkaasi.

Waxa xusay in gabi ahaan  caalamka hishiis ku yihiin in la gumeysto dalka Soomaaliya lana burburiyo ku dhaqanka Shareecada Islaamka

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA:

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...