Dhagayso: Jubbaland “Waxaan qabanay Qof la socday Shaqsigii isku Qarxiyay Kismaayo”.

Saraakiisha  amaanka mamulka Jubba-land ayaa gacanta ku dhigay nin ay shegeen in uu bixinayay macluumaadka qarax uu ruux naftii hure ahaa ka fuliyay  meel u dhaw xarunta madaxtoyada magalada kismaaayo.

Ruuxan ay ciidama amaanka maamulka Jubbal-and gacanta ku dhigeen ayaa waxa ay sheegen in ay arkeen ciidama ninkan oo ku hadlayay Talefoon uu kaga war bixinayay qaraxa qabka uu u dhacay

Dhanka kale sharkiisha maamulka jubba-land aya waxe ay sheegeen in ay jiraan rag kale oo donayay in ay qaraxyo is midamin ah ka fuliyan gudaha Maagalada kismaayo.

Muqtar Cabdi Maxamed oo kamid ah sarakiisha nabad sugida maamulka jubaland oo la hadlay Warbaahinta aya faah faahin ka bixiyay ruxaan ay ciidama amaanka maamulkaas gacanta ku dhigeen iyo rag kale uu sheegay in ay ku dhax dhumaleysanayan gudaha magaalada kuwaa oo uu shegay iney doonayan  in qaraxyo ay fuliyaan.

Inta la xaqiijiyay qaraxii ismiidaminta ahaa ee shalay ka dhacay meel ku dhow xarunta madaxtooyada maamulka jubaland aya la shegay in ay waxyeelo kaso gartay ciidamada  qaraxa lala eegtay, Mas’uuliyada qaraxana waxaa sheegtay dagaalayahada Xarakada Al-shabaab.

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA:

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...