WFP oo Gargaar beni’aadanimo la soo gaareyso Dadka ay Abaaruhu saameeyeen

Hay’adda WFP oo Cunnada u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in gargaar bini’adannimo ay soo gaarsiineyso Dadkii ay saameeyeen abaaraha ka jira Dalka Soomaaliya.

Xafiiska Hay’addan ay ku leedahay Magaalada Dubai, ayaa sheegay in gargaar dhan 47 tan ay keeni doonaan qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya.

Hay’addan ayaa qeexday in loo baahan yahay lacag dhan 272 milyan oo doolar, taasi oo wax looga qabanayo abaaraha sameeyay malaayiinka Ruux ee Soomaalid ah.

Tan iyo bishii March, 100 kun oo Ruux oo soo barakacay ayaa gaaray Degaano dhaca Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, iyo sidoo kale Duleedka Muqdisho.

Ugu dambeyn, Hay’adda WFP ayaa shaacisay in Xaalada Soomaaliya ay ka sii dareyso, islamarkaana loo baahan yahay in la qaado talaabooyin wax looga qabanayo Abaaraha Soomaliya.

 

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...