Ciidamada amaanka oo raadinaya Kooxo Hubeysan oo Xalay Wiilal dhalinyaro ah ku toogtay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya inuu ka dhacay weerar lagu dilay labo qof oo shacab ah.

Dilkan oo ka dhacay Waaxda Heegan ee degmada Yaaqshiid ayaa waxaa ka dambeeyay rag ku hubeysnaa bastoolado sida ay dadka deegaanka sheegeen.

Ismacil Cali Abuukar oo ahaa Wiil arday ah iyo Cabdi Raxmaan Abuukar oo ah gaadiidley ahaa ayaa lagu kala magacaabaa dhalinyarada la dilay, sidoo kale waxaa la dhaawacay shaqsi aanan helin magaciisa.

Kooxdii weerarka geysatay ayaa goobta ka baxsatay sida uu xaqiijiyay gudoomiyaha DFS ee degmadaas, waxaana halkii dilkaas uu ka dhacay gaaray ciidamada dowladda oo howlgallo wada.

Lama oga sababta ka danbeysa dilkan loo geystay wiilashan dhalinyarada ah, hase ahaatee waxaa falkan uu kamid yahay xaaladaha amaan xumo ee magaaladda Muqdisho ka taagan

 

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...