TOP DHAGEYSO:- Xildhibaanada Galmudug oo kasoo Horjeestay Wada hadalada Ahlu sunna iyo Galmudug

Kulan ay magaaladda Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ku yeesheen xildhibaanada maamulkaas ayaa waxaa ay si weyn uga soo horjeesteen qaabka loo maray wadahadalka Ahlu Sunna iyo Galmudug.

Xildhibaanada ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka maamulkaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ay kali ku noqdeen shirka Muqdisho isla markaana aan loo ogolaan dhamaan xubnaha barlamaanka Maamulkaas iney fikir ku yeeshaan

Xildhibaanada ayaa uga digay dowladda Soomaaliya in mar kale hab khilaaf uu ku jiro loo maro dib uheshiisiinta Galmudug.

Hadalka kasoo baxay xildhibaanada ayaa kusoo aadaya xili magaaladda Muqdisho ay ku sugan yihiin madaxda Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca kuwaas oo ka shaqeynaya in xal laga gaaro khilaafka udhaxeeya.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...