DHAGEYSO:- Xukuumada Soomaaliya oo shaacisay Waajibaadka Saaran Wasiirka Tamarta iyo Biyaha

Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Dalka Soomaaliya Mahdi Abuukar Maxamed Guuleed “ Khadar” ayaa sheegay in Wasaarada Tamarta iyo Biyaha ay tahay Wasaarad Muhiim ah oo dadka Soomaaliyeed ay aad ugu baahan yihiin.

Ra’isal Wasaare Ku Xigeenka Dalka ayaa sheegay in Wasaarada Tamarta iyo Biyaha ay ka shaqeyneyso Biyaha oo uu sheegay in ay muhiim u yihiin nolosha dadka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in wasaarada loogu baahan yahay in ay si dhaw ula shaqeyso dadka Soomaaliyeed si loo helo Biyo Nadiif ah oo tayo wanaagsan leh.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Maxkamad lagu soo taagay Dalka Hindiya
- Apr 26, 2017
Tiro Muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa Maxkamad waxaa lagu soo taagay dalka Hindiya waxaana lagu ...
DAAWO:- Sawiro laga soo qaaday Ragga iyo Gaariga Xamuulka ee Qaraxyada waday ee lagu qabtay Boosaaso
- Apr 26, 2017
Ciidamada Maamulka Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay gaari Xmauul ah iyo shan qof ...
DHAGEYSO:- Dilkii 45 qof oo Soomaali ah loogu geystay Yemen oo War laga soo saaray
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Maxamed Cumar dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Baarlamaanka ...
Dad Itoobiyaan ah oo lagu haystay Gobolka Sool oo la soo badbaadiyay
- Apr 26, 2017
Howgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka ee Gobolka Sool oo uu hor kacaayay taliyaha qaybta Booliska ...
DHAGEYSO:- Musharaxiin Caan ah oo ku Wajahan Magaalada Cadaado iyo Qorshe Cusub oo Socda
- Apr 26, 2017
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta ...
DHAGEYSO:- Shacabkii Gobolka Gedo lagu laayay iyo Odayaashii aaday oo loogu hanjabay in la dili doono..
- Apr 26, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeynta diyaaradaha Kenya ka geysteen deegaanka Wargadud ee ...
DHAGEYSO:- Dhalinyaradda Muqdisho oo ka niyad jabay Madaxweyne Farmaajo iyo dowladiisa
- Apr 26, 2017
Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee gudaha dalka ku nool ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qurba joogta ...