DHAGEYSO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Madaxda Qaranka iyo Madaxda Maamul goboleedyadda

Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul goboleedyada uga socday Muqdisho ayaa Goor dhow lasoo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray War murtiyeed.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlaayay Qodobo dhowr ah waxaana ka qeyb galay Madaxda maamul goboleedyadda iyo Madaxda Sare ee Dalka.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Cabdinuur Axmed Maxamed ayaa Warbaahinta u aqriyay qodobada kasoo baxay Shirka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Maxkamad lagu soo taagay Dalka Hindiya
- Apr 26, 2017
Tiro Muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa Maxkamad waxaa lagu soo taagay dalka Hindiya waxaana lagu ...
DAAWO:- Sawiro laga soo qaaday Ragga iyo Gaariga Xamuulka ee Qaraxyada waday ee lagu qabtay Boosaaso
- Apr 26, 2017
Ciidamada Maamulka Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay gaari Xmauul ah iyo shan qof ...
DHAGEYSO:- Dilkii 45 qof oo Soomaali ah loogu geystay Yemen oo War laga soo saaray
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Maxamed Cumar dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Baarlamaanka ...
Dad Itoobiyaan ah oo lagu haystay Gobolka Sool oo la soo badbaadiyay
- Apr 26, 2017
Howgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka ee Gobolka Sool oo uu hor kacaayay taliyaha qaybta Booliska ...
DHAGEYSO:- Musharaxiin Caan ah oo ku Wajahan Magaalada Cadaado iyo Qorshe Cusub oo Socda
- Apr 26, 2017
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta ...
DHAGEYSO:- Shacabkii Gobolka Gedo lagu laayay iyo Odayaashii aaday oo loogu hanjabay in la dili doono..
- Apr 26, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeynta diyaaradaha Kenya ka geysteen deegaanka Wargadud ee ...
DHAGEYSO:- Dhalinyaradda Muqdisho oo ka niyad jabay Madaxweyne Farmaajo iyo dowladiisa
- Apr 26, 2017
Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee gudaha dalka ku nool ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qurba joogta ...