DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo eedeyn u jeedisay Ganacsatada Soomaaliyeed

Sii hayaha Xilka Madaxweynaha Galmudug ahna Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabeey ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ku dhaliilay in ay ka gaabiyeen iney si toos ah ugu qeyb qaataan howlaha gurmadka abaaraha ee Dalka ka jira.

Sidoo kale waxa uu ku dhaliilay in lacago badan aysan ku wareejin guddiga gurmadka abaaraha isla markaana aysan sameyn wixii laga filaayay oo ahaa iney muujiyaan kaalintooda.

Maxamed Cabdi Xaashi “ Carabeey” ayaa xusay in abaar daran ay ka jiraan degaanada galmudug maalin walbana ay dad badan abaar darted u geeriyoodaan.

Waxa uu ganacsatada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan howlaha gargaar ee ka socda Dalka looguna baahan in ay muujiyaan doorkooda ku aadan gargaarka walaalahooda dhibaateysan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...