DHAGEYSO:- Howlgalo Nadaafad ah iyo Bilic soo celin oo ka bilowday Magaalada Boorama

Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa waxaa ka socda Howlo Nadaafeed oo lagu hormarinayo bilicda Magaalada Boorama.

Howlahaan Nadaafadeed ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya Ciidamada amaanka ee Gobolka Awdal, qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Maamulka Magaalada Boorama.

Howlahaan nadaafada ah ayaa waxaa ujeedka laga leeyahay ay tahay soo celinta Bilicda Magaalada Boorama iyo sidii Magaalada Boorama ay u noqon lahayd Magaalo Qurux badan oo loo soo dalxiiso.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Maxkamad lagu soo taagay Dalka Hindiya
- Apr 26, 2017
Tiro Muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa Maxkamad waxaa lagu soo taagay dalka Hindiya waxaana lagu ...
DAAWO:- Sawiro laga soo qaaday Ragga iyo Gaariga Xamuulka ee Qaraxyada waday ee lagu qabtay Boosaaso
- Apr 26, 2017
Ciidamada Maamulka Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay gaari Xmauul ah iyo shan qof ...
DHAGEYSO:- Dilkii 45 qof oo Soomaali ah loogu geystay Yemen oo War laga soo saaray
- Apr 26, 2017
Xildhibaan Maxamed Cumar dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Baarlamaanka ...
Dad Itoobiyaan ah oo lagu haystay Gobolka Sool oo la soo badbaadiyay
- Apr 26, 2017
Howgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka ee Gobolka Sool oo uu hor kacaayay taliyaha qaybta Booliska ...
DHAGEYSO:- Musharaxiin Caan ah oo ku Wajahan Magaalada Cadaado iyo Qorshe Cusub oo Socda
- Apr 26, 2017
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta ...
DHAGEYSO:- Shacabkii Gobolka Gedo lagu laayay iyo Odayaashii aaday oo loogu hanjabay in la dili doono..
- Apr 26, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeynta diyaaradaha Kenya ka geysteen deegaanka Wargadud ee ...
DHAGEYSO:- Dhalinyaradda Muqdisho oo ka niyad jabay Madaxweyne Farmaajo iyo dowladiisa
- Apr 26, 2017
Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee gudaha dalka ku nool ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qurba joogta ...