DHAGEYSO:- Dadkii ugu badnaa ee abaarta ka so barakacay oo soo gaaray Duleedka Gaalkacyo

Dad aad u fara badan ayaa ku soo barakacay duleedka Magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo ka soo cararay abaarta daran ee ka jirta qeybo ka mid ah gobolka Mudug.

Dadkaan ayaa u badnaa Caruur iyo Haween waxaana ka muuqatay daruuf aad u adag oo ah abaarta ka jirta gobolka Mudug iyo Xaalada adag oo ay ku sugan yihiin.

Qaar ka mid ah dadkaasi oo la hadlay Warbaahinta ayaa Maamulada Galmudug iyo Puntland ka codsaday in ay usoo gurmadaan oo ay kaalmo deg deg ah la soo gaaraan.

Waxa ay sheegeen in ay dhibaato xoogan heysto isla markaana ay u baahan yihiin gurmad deg deg ah iyo dib u dajin loo sameeyo oo la dajiyo Xerooyin ay ku noolaadaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...