DHAGEYSO; Gudoomiye kuxigeenka ganacsiga degmada baladxaawo oo ka hadlayomaciishada degmadaasi.

Gudoomiye ku xigeenka ganacsiga degmada baladxaawo ee gobolka gedo CABDI XUSEEN [JOOKE] ayaa ka warbixiyey maciishadaha kala duwan ee degmadaasi  waxana gudoomiye ku xigeenku sheegey in maciishaduhu ay kor u kaceen waxana uu intaasi ku daray in ay ka jirto magalada baladxaawo loolan dhanka kanacsiga ah taasi oo uu sabab kaga dhigey in ay tahay magaalo aad u weyn islamarkaana qofkasta oo ganacsade ah doonayo in aan laga sara marin sidaasi darteedna ay ku timid loolanka adage e dhanka ganacsiga degmadaasi.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa eedeeyey ganacsatada Muqdisho ee ay ku xiran yihiin isagoona sheegey in ay maciishada sare u qaadaan iyadoo aysan jirin sare u kac ku yimaado ganacsiga

BY SAABIR          HOOS KA DHAGEYSO

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...