SERIE A: JUV VS INT 2-0…Juve oo markale Inter jiiddey jeer ay taageerayaasha Juve ay waran ku ligligeen Inter.

Kooxda Juventus ayaa kusoo noqotay jidkii guulaha kadib barbarrihii Bologna ee todobaadkii hore, kadib markii ay 2-0 iskaga reebtay kooxda Inter Milan.

Kooxda Juventus ayaa waxaa goolasha u kala dhaliyay Leonardo Bonucci iyo Alvaro Morata oo gool ku laad ugu labeeyay kooxda Inter, taasoo ka caawinaysa kooxda Juve inay hoggaanka Serie A-da xejisato.

Inter ayaan Juventus ka badinin tan iyo kulankii ay 3-1 Torino kula dhufatay 3-dii bishii Nofeembar ee 2012. Taasoo ay ku xigtey 3 bareejo iyo 5 guuldarro.

Waxaa bilowgii ciyaarta ay taageerayaasha Juve soo bandhigeen boorar ay kula maadsanayeen Inter oo ay ku tilmaameen ”wax lagu qoslo” inay aqbaleen qaadashada wax ay ku sheegeen ”horyaal baakad ah”kaddib fadeexaddii Calciopoli ee 2006.

Labadan kooxood ayaa markale Arbacada ku ballansan nus-dhamaadka Coppa Italia, iyadoo markan lagu dheeli doono San Siro.

JUVA

Isha Ku Hay Alljubland Media

alljubbalandmedia@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

WARARKII UGU DANBEEYAY

Faahfaahin: Dagaal Ciidan ka Tirsan DFS ku dhex maray Warshiikh iyo Eedeymo la isu jeedinayo.
- Jun 22, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in khamiistii maanta ...
Deg-Deg+Sawiro: Weerar Qarax ah oo loo adeegsaday Gaari oo Gowr dhacay Muqdisho “Warar Hordhac ah”.
- Jun 22, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka ...
Daacish oo Burburisay Masaajidkii ugu Waynaa ee ku Yaalay Magaalada Mosul.
- Jun 22, 2017
Meletriga Dalka Ciraaq ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay gubeen masaajidka weyn ee ku ...
Daawo Magaalo ku taal Africa oo Noqotay Tan ugu Qaalisan Caalamka, uguna Dhismaha Qurxoon.
- Jun 22, 2017
Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ...
Sawiro: Wiilka Boqor Salman oo Xilka Amiirnimada Maanta kala Wareegay Ina Adeerkiis.
- Jun 22, 2017
Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen ...
Socdaalkii Farmaajo ee Uganda iyo Shirar Muhiim ah oo wali ka Socda Kampala.
- Jun 22, 2017
Maanta Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda waxaa ka Furmaya Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga,waxaana ...
Dhagayso: Puntland oo ka Walwalasan in Alshabaab ay weeraro ka Gaystaan Magaalada Gaalkacyo.
- Jun 22, 2017
Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaalada ...